Dil goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Carro xooggan oo ka dhalatay dilkaasi

Waxaa goordhaw isgooska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ka dhacay dil loo geestay wiil dhallinyaro ah oo ku shaqeesanayay mooto bajaaj, waxaana wiilkaasi dil u geestay askari katirsan ciidanka dowladda. Meydka wiilka lagu dilay isgooska Howlwadaag ayaa halkaasi yaallay daqiiqado badan, waxa ayna diideen dhallinyaro u badnaa kuwa wada mooto bajaajta diideen in meydka halkaasi laga … Continue reading Dil goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Carro xooggan oo ka dhalatay dilkaasi